XOG:Wasiirada &Xildhibaano Beesha Hawiye oo wada dadaalo sidii Sheekh Shariif Kismaayo uu ugu dhoofi lahaa.

0
101

Warar lagu kalsonaan karo aan ka helnay garoonka ayaa hada shegaayo in diyaarada lafasaxay in qaadi karto dadka shacabka ah balse ay qaadi karin Sheekh Shariif.

Intaas kadib maamulka Jubbaland ayaa ka war helay xogtaas ayaa diyaarada kusoo war geliye in kusoo dagi karin Kismaayo ayadoo aan wadin Sheekh Shariif madaama muhiim xiligaan u yahay.

Wararka kale aan heleyno ayaa shegaayo in masuuliyiin katirsan dowlada isku dayeen in xaliyaan arintaas oo kamidyihiin wasiiro iyo xildhibaano kaso jeedo beesha Hawiye balse arintaas weli xal laga gaarin.

Sheekh Shariif ayaa weli ku go’doonsan garoonka Muqdisho waxaana oo weli oo ka warsugayaa dadaalada la wado in loo fasaxo in Kismaayo u duulo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here