Muxuu Sergio Ramos Ku Aflagaadeeyay Calanwadaha? Tababare Diego Simeone Oo Maqlay & Kabtanka Real...

Ciyaartii xalay ee Wanda Metropolitano kama dhicin waxyaabo badan oo muran dhaliya marka laga reebo arin ka dhacday agagaarka kursiga keydka ee tababare Diego Simeone kaasoo ku baaqay in la ciqaabo kabtanka Real Madrid...

Qiimeynta Ciyaartoyda Ee Kulankii Real Madrid Iyo Atletico – Xiddig Afrikaan Ah Oo Sida...

Markii seeriga ugu danbeeya uu yeeray waxaa wajiyada ciyaartoydda labada kooxood ka muuqatay inay ku qanacsan yihiin barbaro goolal la’aanta ee ay ku kala baxeen.. Xaqiiqdiina Real iyo Atletico waa ay ku qanacsan yihiin dhibcaha...

“Waxaan Jeclaan Lahaa In Nalagu Beego Man United, Riyo Ayay Noqon Lahayd” – Koox...

Waxa xalay si rasmi ah usoo dhammaaday kooxaha usoo gudbay heerka Group-yada ee tartanka UEFA Europe League oo isku aadkiisa la samayn doono maanta oo Jimce ah. Kooxaha ree England ee Manchester United iyo Arsenal...

GO’AAN: Ousmane Dembele Oo Maamulka Barcelona oo u cadeeyey Go’aankiisa Kama Dambaysta Ah Ee...

Garabka kooxda Barcelona ee Ousmane Dembele ayaa lagu soo warramayaa inuu maamulka kooxdiisa Barcelona u caddeeyay waxa uu ka damacsan yahay heshiiska la doonayo in lagu daro ee uu Neymar ugu soo wareegayo dhinaca...