Dowladda Oo war xasaasiya ka soo saartay dadkii manta lagu xasuuqay Baydhabo.

0
80

Baydhabo (CaasimadaTimes)-Waxaa manta duleedka magalaada ka dhacay dilal naxdin leh oo ay kala geyseteen labo beelood oo walaalo ah.

Dhacdadan Oo ahyd mid ay dadku ay aad uga xumadeen waxaana aad u dhaleceeyey DF kuna dhawaaqdey in xiisada bartaa lagu damiyo

Dowladda fadaraalka Soomaaliya ayaa ka soo saartay qoraal dilalkan manta ka dhacay magaalada baydhabo

Mahan markii u horeysey ay dilal dhulbeereed ah ay ka dhacan degaank waan mid soo noq noqta Dowladda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay beello maanta ku dagaallamay duleedka Magaalada Baydhabo, waxaana dowlada sheegtay in maamulka Koonfur Galbeed iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya ay gacanta kusoo dhigi doonaan Cidii ka dambeysay dad maanta lagu dilay Duleedka Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here