DEG DEG: Garowe oo caawa ololaysaa dagaalka ka socda Xarunta baarlamanka Puntland & Weerarka lagu qaaday.

0
23

Garowe (Caasimadatimes)-Masuuliyiin katirsan baarlamaanka Puntland Iyo Saraakiisha ammaanka xarunta golaha oo la hadlay Caasimadatimes ayaa u sheegay in weerar culus oo abaabulan lagu qaaday xarunta golaha oo ay ka dambeeyeen ciidamo katirsan kuwa Ilaalada Madaxtooyada oo amar ka haysta.

Ciidamadan ayaa weerar labo dhinac ah ku qaaday xarunta si ay uqabsadaan berritana u fariisaiyaan baarlamaanka, waxaana muuqata in ilaa hadda ay jirto dhimasho iyo dhaawac.

Warar hordhac ah oo aan ka helnay ilo katirsan ciidamada Ammaanka Baarlamaanka sugayay ayaa sheegaya in la dhaawacay 4 kamid ah askarta ciidamada Puntland.

Wixii ku soo kordha werarkaa nala soco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here