DEG DEG Dowladda oo ku dhawaaqday in aysan aqoonsan doonin natiijada ka soo baxda Doorashada Jubbaland.

0
57

Muqdisho (CaasimadaTimes)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday  in aysan aqoonsan doonin natiijada ka soo baxda Doorashada Jubbaland hadan la fulin qodobo dhowr ah.

Wasaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa maamulka Jubbaland hor dhigtay Saddex qodob oo kala ah Odayaasha soo xulaya xildhibaanada la waafajiyo Diwaanka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, in Marka hore la soo dhameystiro xildhibaanada ka dibna ay iska dhex doortaan Guddoonka Baarlamaanka iyo Guddiga doorashooyinka Jubbaland iyo in doorashu ku dhacdo si xor iyo xalaal ah.

Wixii warara Oo ku soo kordha nala Soco insha allaah

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here